Yaa kusoo baxaya Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ?

Waxaa goordhaw lagu wadaa in hoolka Shiirkole ee magaalada Dhuusomareeb ka dhacdo doorashadii lawada sugayay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug iyo kuxigeenkiisa . Inta badan Xildhibaanada Galmudug ee dooranaya Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa ayaa ku sugan hoolka, waxaa sidoo kale hoolka ku sugan Xildhibaano, Wasiiro, Saraakiil, Waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada. Doorashada goordhaw ka dhaceysa … Continue reading Yaa kusoo baxaya Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ?